sheeko muddan ku dayasho.

Salman khan Wuxuu Dhashay ( bisha 10.11.1976, ) Waxaana dhalay Aabo Bangaladheesh Ah iyo Hooyo hindi ah, balse Isagu wuxuu ku dhashay Wadanka Americo, Sanad ku marku Ahaa 2004, hadda ka hor khan wuxuu isku Dayay inuu caawiyo gabar ina Adeertii oo 13 sano jir ah, wuxuuna ka caawinayay xisaabta oo ay fahmi la’eed, sababto ah ma awooddin lacag ay ku dhigato, mesha ay daganeed iyo Iskuulka Ay dhigto ayana aad ukala fogaa sidaa la awligeed ayay uga codsatay inuu ka caawiyo xisaabta, khan Wuxuu isku dayay Gabarta inu ka Caawiyo taleefanka intarnetkisa, Meshaas buu na uga Akhrin jiray muddo Casharada gabarta, Muddo kadib Waxaa kalo ka Codsaday kuwa kale oo qarabadiisa ah, si uu iyagana uga caawiyo casharada ay fahmi la yahiin, wuuna ka aqbalay lakiin wuxuu ku daalay qadka maalin walbo uu ka wacayo ardaydisa, wuu yara fakiray waxaana usoo baxday inu fiidiyow u duubo, khan Wuxuu uduubay fiidiyow waxuu na ugaliyay bartisa youtube ka gabdhihi, wuxuu ku dhahay xaga kala socda casharada ha...