HA U-DHIGIN DIB !!

Sheeko dhex martay qoraa la yiraahdo mark twein iyo kaluumayste, __________________________________ Dib ha u dhigin wax aad maanta qaban karto, waa maah maah carabi ah oo inta badan dadku yaqaanan lakiin ay dadku badanaa ku dhaqmin, Qoraaga weyn ee la yirahdo Mark twein Ayaa Maalin maalmaha ka mid ah, waxaa ilbaabka ku soo garaacay nin kaluumaysata ah. Mark twein Ayaa ka furay ninkii ilbaabka, mark twein Ayaa lagu yiraahday iga iibso kaluunkan oo aan badda ka keenay saka subbax dii, mark twein Ayaa ku Jawaabay Ma Rabo. waad na mahadsan tahay. maalin kii labbaad ayaa haddana lagu soo garaacay ilbaabka gurigiisa, waa isla nin kii kalumaystaha Ahaa. haddana waxaa lagu yiri iga iibso kaluun ka. waxu ku dhahay, Ma rabo kaluun ka. mahadsanid, wuu iska tagay kalumaystihii. haddana maalin kii saddexaada lagu soo garaacay ilbaabka, wuu ka furay waa kaluumaystihii. waxaa la waydiyay mark twein inuu iib-sanayo iyo i...