Posts

Showing posts with the label #sanadka

Sidee ku kasban kartaa Xirfad wax Akhriska ?

Image
WAX AKHRI AAN HORAMARNE ? Waxaa jiro dad badan oo inaga Mid ah oo Aqoon Wax Akhrinta faaidada Ay le dahay iyo Macnaha dhabta ay lee dahay, Wax Akhrisku Waa Caado habboon in la samaysto, Sababto ah Waxaa jiro Caado badan oo samaysano oo iska malayacni Ah (Bilaash ah) oo Aan faaido laheen, sida inaad Furto Haaben Walbo marka aad sii saxanayso Facebook. iyo waliba baraha bulshada qeybaheeda kale duwan. youtube,twitter,iwm. Ee Aan wax faaido laheen, Wax Akhrisku Sida aan Aaminsnahay Waa Caado hadii Aad Mar baratid Aad jeclaanaysid aadna aad iyo aad ugu riyaaqaysid, wax akhrisku Ma ahan Wax Aad horay ka jeclanaysid ee Waa Wax u bahan dadaal faro badan iyo dulqaad badan, Muhiimda Wax akhriska Wax la koobi karo Ma ah, Wax Akhrisku wuxuu kuu keena Horamar iyo Aqoon faro badan oo ku anfacayso, Wax akhrisku wuxuu kobciyaa Caqliga, Wax fududna ma ah Wax akhrintu, Waxayna ubahan tahay joogteyn Aad joogtayso in badan. Si Aad u samaysato Caado wax Akhrin toos ah. Sido kale Wax akhrintu sida ay Cunt...

360 Maalin !!!

Image
360 Maalin + 360 Talaabo = Fursad qali ah. 360 MAALIN, WAA FURSAD WEYN U BAHAN KA FAAIDAYSI, Waa Fursad ubaahan inaan ka faa'iidaysano, Qof naga hor istaagsan uu jirin, ilaa Aan anagu aan iska hor istaagno mooye, W axaan nahay dad jecel ka hadalka wax tagay iyo waxa soo socdo, ka Hadalka wax tagay waxba noo sheegi Mayso. sababto ah waxba noo kordhin mayso, ilaa aan rabno inaan Wax ka barano mooye, Casharadii wax ku Ool ka Ahaa ee na soo marey mooye, Sida inaan ka baranayno Inuu Jimcisigu caafimaad yahay, in la seexdo Haben kii Waqti-hore ay wanaagsan tahay iyo wixii la mid ah, Sanadkii tagay Waxaa ku jiray casharo wax ku Ool ah, Waxaa waajib nagu ah inaan ka barano wax badan, Sida inaan badalno wax baddan oo horay usameyn jiranay.!! sida hadii waqti ku Dhumin jirnay baraha-bulshada aan sanadkan waqtigeena wax akhris ku badalnaa, Ama hadii Aan dhafri jirnay Habenkii oo dhan waa inaad sanadkan aan dhafarka ku badalnaa wax ka fiican, iwm. Si walbo usoo marnay tijaaboyin Adag oo xanu...