sheeko muddan ku dayasho.
Salman khan
Wuxuu Dhashay ( bisha 10.11.1976, ) Waxaana dhalay Aabo Bangaladheesh Ah iyo
Hooyo hindi ah, balse Isagu wuxuu ku dhashay Wadanka Americo, Sanad ku marku
Ahaa 2004, hadda ka hor khan wuxuu isku Dayay inuu caawiyo gabar ina Adeertii oo
13 sano jir ah, wuxuuna ka caawinayay xisaabta oo ay fahmi la’eed, sababto ah ma
awooddin lacag ay ku dhigato, mesha ay daganeed iyo Iskuulka Ay dhigto ayana
aad ukala fogaa sidaa la awligeed ayay uga codsatay inuu ka caawiyo xisaabta, khan Wuxuu isku dayay Gabarta inu ka Caawiyo taleefanka intarnetkisa, Meshaas
buu na uga Akhrin jiray muddo Casharada gabarta, Muddo kadib Waxaa kalo ka
Codsaday kuwa kale oo qarabadiisa ah, si uu iyagana uga caawiyo casharada ay
fahmi la yahiin, wuuna ka aqbalay lakiin wuxuu ku daalay qadka maalin walbo uu
ka wacayo ardaydisa,wuu yara fakiray waxaana usoo baxday inu fiidiyow u duubo, khan
Wuxuu uduubay fiidiyow waxuu na ugaliyay bartisa youtube ka gabdhihi, wuxuu ku
dhahay xaga kala socda casharada hadda kadib, khan baddana wuxuu ka caawin
jiray dadku uu wax bari jiray, xisaabta iyo sayniska, muddo kadib bartisa waxaa
ku xirmay arday Aad ubadan, Hadda oo Aan Joogno Waxaa ka Faa’iidaysta casharadiisa
dad gaaraya 150malyan qof, oo ku kala nool aduunka daafihiisa, si bilaash ah
dhalinyaro badan Ayaa tarjun tay Casharadii uu duubay luqado badan oo calamka
looga hadlo, khan Muddo kadib shaqadii uu ka shaqanayay Ayuu isga tagay, Wuxuu
na bilaabay inu duubo casharo kale oo badan si uu ucaawiyo dadka Aan Awooddin
inay tagaan maalin walbo iskuulka, Salmankhan Wuxuu sameeyay bar online ah oo wax
laga barto, Wuxu na ubixyay khan Academy, xooga kadib khan Waxuu caawimaad
dhaqaalo ka helay Maal qabeenka la yiraahdo Bil gates, iyo Shirkada Weyn ee
google, Lacag Gaaraysa 3malyan doller.
DULUCDA
SHEEKADA .Waxaan ka faa’iidaynaa sheekadan inay wanaagsan tahay inaad caawiso dadka,
haddii aad cawiso qof adiguna marna ma waynaysid qof ku caawiyo,Markaa way fican in lagu dadaalo Abaal usameynta dadka, sida Caawinta
waalidkaa iyo Walaalka iyo saxiibka iyo wlm ah, sababto ah. Qofkii Abaal
sameyo, Waa loo abaal gudi un, Ayad Qoran Ayaa ah Surat_rahman. (60).# هل جزاء الإحسان إلا الإحسان #OO AH , WANAAGGU ABAALKIISU SOO WANAAG MA AH, Marka Abaal haddad Samayso Waad
Heli insha allah. Midd aduun iyo midd akhiro tuu doona ha noqdee.-----------------------------------------------------------------------DHAMAAD,MAHADSANID,la-wadaag asaxaabtada.Qalinka: Abdirahman Abdullahi
Salman khan
Wuxuu Dhashay ( bisha 10.11.1976, ) Waxaana dhalay Aabo Bangaladheesh Ah iyo
Hooyo hindi ah, balse Isagu wuxuu ku dhashay Wadanka Americo, Sanad ku marku
Ahaa 2004, hadda ka hor khan wuxuu isku Dayay inuu caawiyo gabar ina Adeertii oo
13 sano jir ah, wuxuuna ka caawinayay xisaabta oo ay fahmi la’eed, sababto ah ma
awooddin lacag ay ku dhigato, mesha ay daganeed iyo Iskuulka Ay dhigto ayana
aad ukala fogaa sidaa la awligeed ayay uga codsatay inuu ka caawiyo xisaabta,
khan Wuxuu isku dayay Gabarta inu ka Caawiyo taleefanka intarnetkisa, Meshaas
buu na uga Akhrin jiray muddo Casharada gabarta, Muddo kadib Waxaa kalo ka
Codsaday kuwa kale oo qarabadiisa ah, si uu iyagana uga caawiyo casharada ay
fahmi la yahiin, wuuna ka aqbalay lakiin wuxuu ku daalay qadka maalin walbo uu
ka wacayo ardaydisa,
wuu yara fakiray waxaana usoo baxday inu fiidiyow u duubo, khan
Wuxuu uduubay fiidiyow waxuu na ugaliyay bartisa youtube ka gabdhihi, wuxuu ku
dhahay xaga kala socda casharada hadda kadib, khan baddana wuxuu ka caawin
jiray dadku uu wax bari jiray, xisaabta iyo sayniska, muddo kadib bartisa waxaa
ku xirmay arday Aad ubadan, Hadda oo Aan Joogno Waxaa ka Faa’iidaysta casharadiisa
dad gaaraya 150malyan qof, oo ku kala nool aduunka daafihiisa, si bilaash ah
dhalinyaro badan Ayaa tarjun tay Casharadii uu duubay luqado badan oo calamka
looga hadlo, khan Muddo kadib shaqadii uu ka shaqanayay Ayuu isga tagay, Wuxuu
na bilaabay inu duubo casharo kale oo badan si uu ucaawiyo dadka Aan Awooddin
inay tagaan maalin walbo iskuulka, Salmankhan Wuxuu sameeyay bar online ah oo wax
laga barto, Wuxu na ubixyay khan Academy, xooga kadib khan Waxuu caawimaad
dhaqaalo ka helay Maal qabeenka la yiraahdo Bil gates, iyo Shirkada Weyn ee
google, Lacag Gaaraysa 3malyan doller.
DULUCDA
SHEEKADA .
Waxaan ka faa’iidaynaa sheekadan inay wanaagsan tahay inaad caawiso dadka,
haddii aad cawiso qof adiguna marna ma waynaysid qof ku caawiyo,
Markaa way fican in lagu dadaalo Abaal usameynta dadka, sida Caawinta
waalidkaa iyo Walaalka iyo saxiibka iyo wlm ah, sababto ah. Qofkii Abaal
sameyo, Waa loo abaal gudi un, Ayad Qoran Ayaa ah Surat_rahman. (60).
# هل جزاء الإحسان إلا الإحسان #
OO AH , WANAAGGU ABAALKIISU SOO WANAAG MA AH, Marka Abaal haddad Samayso Waad
Heli insha allah. Midd aduun iyo midd akhiro tuu doona ha noqdee.
-----------------------------------------------------------------------
DHAMAAD,MAHADSANID,la-wadaag asaxaabtada.
Qalinka: Abdirahman Abdullahi
Comments
Post a Comment