YOOLKAGA GARRO..?

Rajadu ma ah riyo kali ah Qof walb Naga mid ah wax buu ku riyooda, lkn dadka qaarki waxay ku riyodaan wax badan si Ay u xaqiijiyan yoolkoda khaaska ah ee nolosha ka lee yahiin. Riyooyinka qaar ee dibada nooga yimaada waa kuwa Aad u qoto dheer, Riyoyinka qaar Waxaa suuro gal ah inay ku dhashaan adigo dhex fadhiyo dad badan Ama meel cariir ah, ama adigo socdo jidka dhexdiisa ama adigo hurda habenkii. Lakiin riyoyinka Qaar waxay ka soo hor jeedaan yoolkaga Saxda ah ee nolosha Aad tiigsanaysid, Ama Aad u dagaalamaysid dartod, Riyoyinka qaarkod waxaa suurta gal ah waligaa inta ka dhiman noloshaada inay kula nooladan ama aad wax un ku riyootid, lakiin riyo kali ah meel fog kuma gaynayso. Haddana had iyo jeer Waa surta gal riyo maalmeedku inay nagu dhiira galiyaan inaan wax hal-abuurno ama keeno wax cusub , lkn riyadu waxay noga bahan tahay inaan u badalno wax qabad iyo dadaaal joogta ah, Sababto ah riyo kali ah waxba ma suurta galiso. lkn waa inaan ogaano fa...