Posts

Showing posts from April, 2020

SU'AAL AAN ISKA WAYDIDYAY CORANA?

Image
D HOWR SUAL Aan ka jawaabay Cudurka Corona? lagga yabe inaad is waydisay!!!! Waa maxay cudurka cusub ? Cudurka cusub waa cudur la yiraahdo corana virus. waa cudur haligay waddamada aadka uhormaray, sida china,Italy,usa,england iyo waddama kalo faro-badan, tarikhdu markey eheed 19,bishii12,2019, waxaa Arkay cudurkan dhakhtar ku nool Waddanka china. kaas  oo ku takhasusay indhaha oo la yirahdo, Li Wenliang, dhakhtarku markuu arkay wuxuu la wadaagay Asxaabtisa oo isku kuleej Ahaayeen. 3,bisha1,2020, Ayuu la Wadaagay baraha bulshada ee china laga isticmalo, Askarta china Ayaa ku eedayay inuu been abuur  gudbinayo Li, maalmo kadib ayuu askarta china caga-jugleen kala kulmay Lii, xoogga kadib cudurka corana ayaa soo ritay dad aad ubadan dowlada ayay xaqiiq-satay Cudurka inu sax yahay, nasiib xumo lakiin waxaa udhintay cuddurka dad aad ubadan iyo dhakhtarkii Arkay ee la dhihi jiray Li Wenliang, waxay tahay ba cudurka Wuxuu saameeyey dhaqalaha Aduunka dhamaantisa, wuxuu kalo Saa...