Posts

Showing posts from September, 2020

Maxaay tahay wax joogtaynta ?

Image
______________________________________ Joogteyntu waa wax wanaagsan, lakiin waxay wanaagsan tahay markii la joogteeyo wax miro dhal ah, sida inaad joogteyso maalin walba Salaada waa wax miro dhal ah, ama inaad joogteyso maalin walba wax akhrinta waa wax miro dhal ah, waana wax wanaagsan qofka  noloshiisa inta ay isku dhex-yaac Sanaan laheed inay lahaato joogteyn ama wax uu tiigsanaayo.  Waxaa jiro ereyo Qaar, marka loo isticmaalo meel gaar ah inbaddan, Qaato Macno Aan Macnahodii sax da eheen. Waxaa ka Mid ah erayadaas “ JOOGTEYN “ Aan bal is la fahano ereyga joogteynta. Maxaa laga waddaa Joogteynta Macnaheeda Saxda ah  ? Waxaa laga wadaa. dhawr talaaboyin oo Soo noq-noqanaya u Qofka Samaynayo. Waana erey dhex-dhexaad ah, mana ah eray fiican Ama mid  xun.  Talaaboyinka soo noq-noqnaya… waxaay noqon karaan mid wanagsan oo leh faa'iido, Ama mid  Aad ku caajisto oo ku Daaliyo oo aana faaido laheen.  joogtaynta aad Samaynaysid.. adiga ayay ku...