BILOW WAX AKHRINTA"

BILOWGA WAX AKHRINTAYDA" _______________________________________________ Waxaan ahaa qof jacel wax akhrinta lkn aan akhrin kutub badan lkn Sanadkii 2019 Waxaan ii suurta gashay wax aan ku haminayay sanado badan oo isoo dhaafay, Wana inan Samaystay Caado Wax Akhrin toos ah, Taa u lama jeedo inaan ahaa qof aan wax ba akhrin jirin. ee wax waan Akhrin jiray lkn Waxay iska Eheed. wax Aan Markii doono Aan akhriyo. Markaan doono aan iska dhaafo, lkn sanadkii 2019 waxaan samaystay caado ah inaan Maalin walbo wax Akhriyo. hal bog haba noqotee! Wayna I surta gashay. Wagii hore wax waan akhrin jiray lakiin waxaan Akhrin jiray buug khaas ah, kuwaa oo la iga soo dhigi jiray ISKUULka Ama JAMACADA aan dhigan jiray, lkn nasiib wanaag sanadkii 2019 waxaa ii hirgashay inan Akhriyay bugaag kala Duwan oo ka hadlaya. cilmi kala duwaan, Waxaa isurta gashay inaan Akhriyay 12buug oo kala duwan, bog ahaan waxaan akhriyay 1,847bog , Waa guul I sahashay inan ku raxaysto 2020 wax akhrinta. Sanad...