Qanuunka Afkaadhada.

Qanunka afkadhada Wali ma maqashay qanuun la dhaho, qanuunka afkadhada? Hadii aa tahay dadka Aadka udag-daga ama aa tahay dadka jecel inay wax walba helaan si dhakhso ah, way ku anfici qormadaan Akhri.!!! Waxaa jirto sheeko ku dhacday qoraa u dhashay Mareykanka, Qisadu waxaa waye qoraagu inuu jeclaa Qudaarta, maalin maalmaha ka mid ah ayuu kasoo laabtay shaqadisa waqti hore. wuxuna yimid guriga. wuxuu arkay xaaskiisa inay joogin guriga, wuxuu aaday Qaboojiyaha si uu ugala soo baxo qudaar u jeclaa si uu ujarjarto, lkn nasiib wanaag wuxuu kala kulmay xogaa qudaar iyo hal Afkadho ah, wuxuu bilaabay inuu jarjarto intii yareed marku uu jarjartay ayuu wuxuu is dhahay. bal afkadhadana ku dar oo jarjaro.. lakiin waa uu kala jari waayay Afkadhadii. wuxuu is dhahay bal soo qaado Mindi tii hore ka yara-weyn si aad ukala jarto Afkadhada, iyaduna way ukala jari waysay. Intu yaabay ayuu wuxu soo qaatay Mindi kale oo wayn. wuu ku tijaabiyay wayna ukala jari waysay, wuxuu soo qaatay faas w...