Beenta Baraha-Bulshada !!!

Sawirka waa mar Aan joogey ( Nairobi national park ) ilaa gormee !!! --------------------------------------------------- Waa Wax Wanagsan inaad la Socoto Wixii cusub iyo Warkii Cusub ba, waana wax fican Aragtidada ku Aadan inaad cabirto. hadii aad dad hor joogto ama aad rabto inad la wadaagto baraha bulshada, lkn waa sidee..? qaabke Ayaad u cabiraysa? Aragtidada ku Aadan waxa ka cusub baraha bulshada ama si guud waxa soo kordhay? Soomaalida maanta waxaad malaysaa. warka marku cusub yahay ama ay soo siyaadan wax cusub inay ka fiirsan fikrada ay ka dhiibanayan, kuwa badan oo inaga mid ah indho la,aan ayay uga dhiibtaan fikradoda ku Aadan waxa cusub, waxaan ula jeeda kama fiirsano fikrada aan dhiibanayno, kuwa kale badan iyago kala hubsan warka cusub inu sax yahay in kale bay dhibtaan fikradooda ku aadan, lkn marna ma ficno wax aad hubin inaad la wadaagto dadka ama baraha bulshada. Waxaa laga yaba dadka qaar iyago ay maqalay ku tahay Warka cusub kana maqlay dad k...