Posts

SU'AAL AAN ISKA WAYDIDYAY CORANA?

Image
D HOWR SUAL Aan ka jawaabay Cudurka Corona? lagga yabe inaad is waydisay!!!! Waa maxay cudurka cusub ? Cudurka cusub waa cudur la yiraahdo corana virus. waa cudur haligay waddamada aadka uhormaray, sida china,Italy,usa,england iyo waddama kalo faro-badan, tarikhdu markey eheed 19,bishii12,2019, waxaa Arkay cudurkan dhakhtar ku nool Waddanka china. kaas  oo ku takhasusay indhaha oo la yirahdo, Li Wenliang, dhakhtarku markuu arkay wuxuu la wadaagay Asxaabtisa oo isku kuleej Ahaayeen. 3,bisha1,2020, Ayuu la Wadaagay baraha bulshada ee china laga isticmalo, Askarta china Ayaa ku eedayay inuu been abuur  gudbinayo Li, maalmo kadib ayuu askarta china caga-jugleen kala kulmay Lii, xoogga kadib cudurka corana ayaa soo ritay dad aad ubadan dowlada ayay xaqiiq-satay Cudurka inu sax yahay, nasiib xumo lakiin waxaa udhintay cuddurka dad aad ubadan iyo dhakhtarkii Arkay ee la dhihi jiray Li Wenliang, waxay tahay ba cudurka Wuxuu saameeyey dhaqalaha Aduunka dhamaantisa, wuxuu kalo Saa...

KU QANAC Waxaad Haysato !!!

Image
Waa mar aan joogay masjid weyn ee g. maxamud  ee magalada Garrissa. Dhacdo mudan. in wax laga barto. Nin baa Wuxuu rabay inuu iska iibiyo gurigiisa uu daganaa, si uu udago guri kale oo ka qurux badan, wuxuu u-yeeray mid Ay saaxiibo ahan jireen, saaxiibkina wuxuu ahaa nin dhaqaalo yahan ah, oo khabiir ku ah dhanka dhaqalaha iyo guryo iibinta. wuxuu na ahaa saaxiibkii nin ku fican iibinta guryaha iyo Suuq geyntoda, Wuxu ka dalbaday saaxiibkii inuu u-qorro codsi uu ku dalbanayo inuu iska iibiyo gurigisa, Wuuna u qoray, Wuxuuna usheegay faah-faahinta guriga oo dhamaystiran, Wuxuuna yiri... Waa guri ku yaal meel qurux badan, leh barxad Aad u weyn, leh beer qurux badan, leh berkad weyn oo lagu qabaysto, kuna fadhiyo dhul weyn o qurux badan, wuxuuna ugu daray Sawir Leh Hab dhismeed qurux badan, markuu maqlay xayaysiinta la qoray iyo sawirka guriga, kii guriga lahaa intu aad uu yaabay guriga qurux-diisa Ayuu dhahay. bal igu celi fadlan, qaab dhis-meedka guriga. Waa loogu celi...

fahan inta aan lagu fahmin adiga!!

Image
---------------------------------------------------------- Fahan marka hore,si Adigana lagu fahmo !!! wax yabaha Aadka isku xira dadka, Ayaa ah inay isfahman dadku, inkasto la isku khilaaf wax uun inta badan, Haddana waa wax fiican in la isfahmo, Qoraaga buugga " Seven habits of highly effective people", ciwaan Ka mid ah buuggaas. Ayaa wuxuu ku le yahay, fahan dadka si Adigana lagu fahmo, Marka waa Muhiim inaad fahanto qofka wuxuu sheegayo. Adiga inta aan lagu fahmin, isku day inaad Adigu dadka dhagaysto, kadib na Aad fahanto wuxuu sheegayo, ma ah inaad maqasho kali ah ee. Waa inaad Dhagaysato, Dhagaysiga iyo Maqal ka way kala Xeelad dheer yahiin !!! Sida u Qoraagu Sheegay, Maqalka Waa inad qofka Maqasho un, Aad wax kale ku darin.. Aadna mashqul iska tahay, wuxuu shaagaya Aad maqlaysid un, dhagaysigu wuu ka xeelad sareeye maqalka, dhagaysu waa inaad ku dhagaysato Qofka dhago iyo Qalbi furan, Ama aad laab furan ku dhagaysanaystoqofka, marka sidaa owgeed lagu dhahay inta aan...