JOOJI ISBARBAR DHIGA XUN 📖
_______________________________ ___ qof ka mid ah dadka shaqeeyo oo La Waraystay baa Yiri, Maalin walbo markan Aado shaqada Waxaan dareema Sida Inaan Ahay qof Guuldaraystay oo waliba xun, Markaad Maqasho Hadalka! Waxaad dareemi inuu yahay qof ka shaqeeyo meel la isku dulmiyo Ama Hayo shaqo Aad u Xun oo fiicnen, laakiin Waxa la yaab ka leh Ayaa Ah. Inuu ka shaqeeyo Meel Aad u fiican, Meesha u ka Shaqeeyo Na Waa Jamacada la Yirahdo Harverd, Waxaay na ka Mid tahay jamacadaha ugu fiican aduunka, Wuxuuna Qaata bil walbo Lacag Aad u badan, hadaba Waa maxay sababtu u sidaa uyiri? muxuu hadalkaa niyad Jabka Ah u-yiri! ?... Wuxuu dhahay hadii aad aragto Qolka Aan ku shaqeeyo dhankiisa midig waxa ka shaqeeyo qof la gudoonsiiyay billada Nobel brize ka Sayniska, aniguna Man ku gulaysan Wax bilada ah, Dhanka bidixna qolka aan ka Shaqeeyo Waxa iga fadhiyo mid qoray 40tan kitaab kabadn, aniguna Labo kitaab kali ah baan qoray, hadaba Ninka Isbarbardhigaas uu sameayey waa tan ugu weyn ee ka Xaday ( F...